(Sawirro) Ajnabi ku baxay xalinta khilaaf ka dhextaagan labo dhinac oo Soomaali ah

Guddoomiyaha Golaha Muslimiinta Magaalada Zwolle iyo Magaalooyinka u dhow Mehmed Karadeniz oo ay dhalashadiisu tahay Turkish iyo Shariif Goelab  oo iimaam ka ah masjidka Misbahul Islam oo ah masjid Soomaalidu ay ku xiran tahay ayaa ka hadlay dareenkoodu ku aadan khilaaf intii muddo ahayd soo jiitamayey una dhexeeyey jaaliyada Soomaalida Zwolle iyo nawaaxigeeda, khilaafkaas oo … Continue reading (Sawirro) Ajnabi ku baxay xalinta khilaaf ka dhextaagan labo dhinac oo Soomaali ah